|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Oo Ka Hadlay Dacwado Ay Dhamaystireen iyo Dacwado La Yaab Leh Oo Maxakamaddaha Hor Yaala.
July 12, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Aadan Xaaji Cali Axmed, Guddoomiyaha Maxakamadda sare ee Somaliland, ayaa sheegay inay dhammeeyeen dacwado muddo dheer soo jiitamayay oo Maxakamadda sare horyaalay. Dacwadahan ayaa qaarkood lagu dhammeeyay dhaar. Guddoomiyaha oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa, waxa uu sheegay in bulshada Somaliland khalad ka fahansan tahay maxakamaddaha oo u taagan caddaaladda iyo difaacidda xaqa, islamarkaana u arkeen meel dacwada gashaa aanay dhammaan. https://youtu.be/9d32GsWqIII Related posts:Muj Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Baraha Bulshada La Wareejinayay Iy... Xarunta Xuquuqal Insaanku Waxay ku Baaqaysaa in lagu sameeyo Baadhitaan madax banaan Dad Booliisku K... Axsaabta Mucaaridka Somaliland Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Dibin-daabyeynta Doorashooyinka Dalka Kuso... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|