|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Dejinta Qorshaha Wasaarada warfaafinta ee Shanta sanadood
July 23, 2015 - Written by Editor:WasaaradaWarfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee JSL ayaa maanta soo gebagebaysay kulan labo maalmood ahaa oo lagu dhammaystirayo dejinta qorshaha horumarinta wasaaradda ee shanta sanadood ee soo socota. Kulankan oo ay ka qayb qaadanayeen agaasimaha waaxyaha ee wasaarada, la taliyayaasha iyo wakiilo ka socday saxaafadda madax banaan ayaa waxa xidhitaankiisii ka hadlay Wasiir ku xigeenka Wasaaraddasi Marwo Shukri Xariir Ismaaciil iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Md Maxamed Cilmi Aadan. Related posts:“Dadku Way Soo Baxayaan Xuquuqdooda Ayay Mudaharaad Ku Muujinayaan, Cid Hor Istaagi Kartaana Ma Jirt... Daawo:Warbixin Mug Leh Oo Ay Soo Bandhigeen Gudi Hoosaadka Ilaalinta Hantida Qaranku Ee Golaha Wakii... Magacyada Masuulyiintii Ugu Tirada Badnaa Oo Ka Huleelay Xisbiga Maqaar Saarka U Noqday Xukuumada ee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|