Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Waxa Uu Tacsi Udirayaa Reer Daa,uud Cigaal Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid MARXUUM WEli DAA,UD CIGAAL, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Waxa Uu Tacsi Udirayaa Reer Daa,uud Cigaal Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid MARXUUM WEli DAA,UD CIGAAL,
June 29, 2015 - Written by Editor:

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

 

Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo kamida golaha wakiilada isagoo ku hadlaya magaciiisa ka golaha wakiilada iyo ka qayskiiba wuxuu  halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan reer Cigaal Qaasaali gaar ahaan reer daauud Cigaal geerida naxdinta leh ee kutimid MARXUUM WELI DAA,UUD CIGAAL oo shil gaadhi Ku geeriyooday inta u dhaxaysa  Hargeisa & Berbera ilaahay how naxariisto marxuumkaas

Dhamaan qayskiisa iyo guud ahaanba bulshada somaliland samir iiiman Alleh haynagasiiyo

Marxuumkana waxaan ilaahay u baryaynaa janatu fardowsa

 

AAMIN AAMIN

COMMENTS
LINKS