|
|||||
WAJAALE NEWS
Saacadaha Muslimiinta Adduunku Soomayaan Sannadkan 2015-ka.
June 15, 2015 - Written by Editor:Waddanka saacadaha ugu yar laga soomayaa waa dalka Arjantiina oo laga soomayo 9 Saacadood, halka dalka Denmark uu yahay kan ugu saacadaha badan oo waa 21 Saacadood. Waddamada adduunka intii jaar ahi, waa isku mid saacadaha ay sooman yihiin, amma waxa u dhexeeya faraq yar. Qaarad kasta waxa aynu ka soo qaadan doonaa waddamo kooban. Waddanka saacadaha ugu yar laga soomayaa waa dalka Arjantiina oo laga soomayo 9 Saacadood, halka dalka Denmark uu yahay kan ugu saacadaha badan oo waa 21 Saacadood. Ustareeliya………….10 Saacadood. Waddamada Afrika Koonfur afrika…10 Saacadood iyo 30 miridh Marooko……..14 Saacadood Aljeeriya………14 Saacadood Liibiya………..14 Saacadood Naygeeriya……15 Saacadood Sinigaal…………15 Saacadood Kamaruun………15 Saacadood Maali……………14 Saacadood Ugaandha……….13 Saacadood Suudaan…………14 Saacadood Jabuuti…………..14 Saacadood Kiiniya…………13 Saacadood Somaliland…….14 Saacadood Soomaaliya…….14 Saacadood Waddamada Yurub Jarmalka………16 Saacadood iyo 30 miridh Talyaaniga…….16 Saacadood Holan…………..18 Saacadood iyo 30 miridh Faransiiska…….16 Saacadood Ingiriiska………16 Saacadood iyo 30 miridh Isbayn…………..17 Saacadood iyo 30 miridh Iswiidhan………20 Saacadood Iceland…………20 Saacadood Noorway………20 Saacadood Dhenmarik…….21 Saacadood Giriigga…………14 Saacadood iyo 30 miridh Turkiga…………17 Saacadood Biljim……………18 Saacadood iyo 30 miridh Waddamada Bariga Dhexe Sucuudi Arabiya………. 15 Saacadood Kuweyt………………….14 Saacadood Qadar……………………14 Saacadood iyo 40 miridh Jordan………………….14 Saacadood Lubnaan……………….15 Saacadood Baxrayn……………….15 Saacadood Falastiin………………15 Saacadood Imaaraat……………..14 Saacadood iyo 51 miridh Ciraaq……………….14 Saacadood Iiraan………………..14 Saacadood Yaman………………14 Saacadood iyo 22 miridh Ameerika Arjantiin…………….. 9 Saacadood iyo 30 miridh Mexico……………..13 Saacadood iyo 20 miridh Maraykanka ( inta badan)………..15 Saacadood Alaska (USA)………..20 Saacadood Baraasiil…………….11 Saacadood Chile………………..12 Saacadood Kanada……………..18 Saacadood Waddamada Aasiya Shiinaha………….14 Saacadood Indooniisiya………14 Saacadood Maleesiya…………..14 Saacadood Jabaan……………….14 Saacadood iyo 30 miridh Bakistaan……………15 Saacadood Bangaladheesh…….15 Saacadood Hindiya……………..15 Saacadood Ruushka…………….20 Saacadood Cali Cabdi Coomay Suxufi, Qoraa ah. Haragaysa, Somaliland calicoomay@hotmail.com Tix-Raacyo: Emirates247.com Ummah.com Islamweb.net Islaamfinder.org
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|