Dhamaan bulshada Reer somaliland waxaa la ogaysiinayaa in maalinta bari uu dalka somaliland caasimada hargaysa kasoo degayo SULDAANKA GUUD EE QURBA JOOGTA SOMALILAND SULDAAN CABDILAAHI CISMAAN AW XASAN .
Saldaan guud qurba joogta somaliland ayaa maalinta bari cambaaro 3;00 taariikhduna tahay 14/06/2015 galabnimo kusoo beegan madaarka cigaal international waxaana shacabka somaliand reer la ogaysiinaya in kasoo qayb galkoodu muhiim yahay soo dhawaynta suldaanka
Suldaan Cabdilaahi Cismaan Aw Xasan ayaa kamida qurba joogta reer somaliand ee degan dalka CANADA kana mida xubnaha sida wayn ugu hawlan hirgalinta qadiyada somaliland
Aadan Cabdi