Muran Kama Taagna In Uu Siyaasigu Yahay HIRAAL;Eng Da,uud Abiib | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muran Kama Taagna In Uu Siyaasigu Yahay HIRAAL;Eng Da,uud Abiib
June 30, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Muran kama taagna in uu siyaasigu yahay HIRAAL POLITICAL VISION.ubandhigi kara bulshada qancinkara.walibana ubandhigi karo barnaamuj siyaasadeed ootayo leh taasi waa ta keenta  [falaax] guusha kasbashada quluubta taageero badan kursi wadadiisu waataase  waa run xilka ilaahay baabixiya taasi waa ta aan kuqan ciyo shacab kii isoo doortay oo helay xisbi qaran maanaan haliilayne hambalyaanu nidhee  isbadal doonka cay iyo han jabaadi kadheer balse bulshadu way arkaysaa sida ay waxyihiin kuwa cayda hanjabaada shaadh dawladeeka ku hanjabaa waxa kafiican aan tartano  aan garoonka ku ciyaarno maanta garoomadii way cagaaran yihiina waa cida laga badiyo  dhagaha bulshada aan usheegno wax wanaagsan tu.saale anigu musharaxbaan ahay haliil iyo xumadi nama hayso sxb

DAAUUD

Ugu danbayntii waxaan xukuumada  kula talin lahaa in ay aqbasho heshiiska 3xisbi oo ay raaacdo danta umada beesha caalamka oo ay ixtiraanto geedi socodka hanaanka dimu qoraadiyadeed  mudada marka lagu heshiiyo  aan udhaqaaqdo sidii ay doorasho uqabsoomi lahayd  mudadanyarna yay idin kaga dhamaan hebel ujawaabista mucaaridka waqti wuu isgurayaa

 

Qalinkii ;Musharaxaha Doorashada Soo Socota Ee Golaha Wakiilada Eng Da,uud Abiib Axmed

COMMENTS
LINKS