|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl Oo Tacsi u Diray, Sedex Masuul Oo Galabta Shil Gaadhi Ku Geeriyooday.
June 28, 2015 - Written by Editor:28/06/2015 TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee ay ka geeriyoodeen
Madaxweynuhu waxa uu Alle uga baryayaa Marxuumiintaasi inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul) Related posts:Milicsiga Khudbad Uu Daahir Rayaale Jeediyay Wakhtigii Ololaha Doorashada Iyo Cabirka Xaaladda Dalka... Xisbiga Ucid oo War-saxaafadeed Ka Soo Saaray Dadkii Ku Dhaawacmay Dagaal Beeleedka Gobolka Sool Ee ... Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Ay Ku Daba Jirto Dadkii La Kulmay Labadii Qof Ee Laga Helay Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|