|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Xukuumada & Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Heshiiskii Axsaabta Siyaasadda.Sheegayna In Aanay Ka Bixin Heshiiskii
June 30, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews)Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa maanta si wadajir ah u caddeeyey in aanay marnaba ka bixin heshiiskii ay wada galeen xisbiyadasiyaasaddu ee lagu odorosay xiliga ay qabsoomayaan doorashooyinka Madaxweynaha iyo Wakiiladu.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|