|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Dood Kulul Oo Dhex Martay Hogaamiyeyaasha Sedexda Xisbi Qaran Oo Dhamaystiran.Maxaase kala Qabsaday faysal Iyo Muuse.
June 25, 2015 - Written by Editor:DAAWO: Doodii Kulul Oo Dhex Martay Hogaamiyeyaasha Sedexda Xisbi Qaran Oo Dhamaystiran.Maxaase kala Qabsaday faysal Iyo Muuse. Hargaysa(Wajaalenews) daawo dood kulul oo tvga star soo qabqaabiyay una qabtay gudoomiyayasha sedex xusbi qaran ee somaliland doodan oo daarnayd arimaha doorashooyinka ee dib udhacay difaacii muuse biixi ee xukuumada+weerarkii faysal cali waraabe ee dhabka hadalka ahaa iyo iska durkintii eedaha golaha ee cabdiraxmaan cirro. Related posts:Madaxwayne Siilaanyo oo Caawa Qasrigiisa ku qaabilay Sheekh ka mid ah Culimada waawayn ee Gobolka Aw... Ciidanka Booliska Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Rabshadihii Shalay Ka Dhacay Burco+Tira... War Deg Deg Ah: Ambasador Baashe Cawil oo Ka Dareen Celiyay Bedelka Uu Ku Sameeyay Madaxweynuhu iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|