|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEG AH:Ciidamada RRU-da Oo Hadda La Wareegay Xaruntii Guud Ee Xisbiga WADDANI .DAAWO SAWIRO
May 11, 2015 - Written by Editor:
Ciidanka Oo Galay Gudaha Xarunta Guud Ayaa Madaxdii Ku Sugnayd U Sheegay Inaan Ilaa Amar-Dambe Ciddina Ka Bixi Karin Cidina Galikarin Xarunta Guud Ee Xisbiga. Madaxda Ku Sugan Xarunta Guud Ayaa Waxay Kala Yihiin Axmed Muumin Seed: Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad AXMED XAAJI CABDILAAHIN XAMARJE Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyoraac): Xoghayaha Qorshaynta Maxamud Cabdilahi Jamac (Gaagaab): Gudoomiyaha Dhalinyarada Saynab Ku Xigeenka Daa’uud Xuseen Foodcadde: Ku Xigeenka Xoghayaha Arrimaha Gudaha Jamaal Jaamac Xaamud: Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Axmed Cilmi Yare: Xoghayaha Khayraadka Dabiiciga Ah
Related posts:“Diblamaasiyadda Hadalku Waa Halkeeda, Laakiin Kulankan Iyo Sawirkan Way Caddahay Fariinta Hogaamiya... War Deg Deg Ah; Mid Kamid ah Libaaxyadii Waran-Cade Oo Caawa Kusoo Baxsaday Magaalada Hargaysa. DAAWO; Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Si Balaadhan loogu Soo Dhaweeyay Madaar Caasimada Ee Hargays... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|