|
|||||
WAJAALE NEWS
Waa kuma Danjirihii Ugu Taariikhda Wanaagsanaa ee Qaaradan Africa Nus Qarnigii u danbeeyay?.
May 22, 2015 - Written by Wariye:Togo (Wajaalenews):- Shir todobaadkii tegay ka dhacay wadan togo oo lagu xusayay danjirayaasha africa ilaa 1960 ilaa 2015 ayaa lagu xusay danjirihii africa ugu taariikhda wacnaa uguna aqoonta waynaa ilaa Mudo ku siman nus qarni,Waxaa ergadii ka qaybgashay isla qaatay inuu yahay Danjirihii ugu Taariikhda dheeraa ee Qaaradan Africa alle ha u naxariistee Ambassador Axmed maxamuud aadan qaybe . Amb QaybeWaxaa Shirkaas lagu soo bandhigay Taariikhdii,Noloshii Iyo Aqoontii Marxuun Axmed Maxamed Aadan Qaybe Waxaana laga soo jeediyay Warbixintan oo u dhignayd Sidan:- Marxuun Danjire Sare Axmed Maxamed Aadan “Qaybe” wuxuu ku dhashay magaalada cadan ee dalka Yemen 1970 ilaa 1975 wuxuu ahaa danjirii rassia ufadhiyay somalia 1975ilaa 1980wuxuu danjirihii somalia ufadhiyay london ama ingiriiska 1980 ilaa1985 wuxuu ahaa xoghayihii wasaarada arimaha dibada somalia 1990ilaa1991 wuxuu ahaa wasiirkii arimaha dibada somalia,Marxuunku 1991 ilaa 2014 wuxuu ku sugnaa magaalada hargaisa ee caasimada Somaliland isagoo 1997kii ilaa 2005 ahaa Gudoomiyihii Golaha Wakiilada Somaliland halkaas oo uu aakhirkii ku geeriyooday alle haw naxariisto danjirihii qaarada africa amp qaybe AUN. Hargeisa Office COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|