|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Guurtida Iyo Saddexda Xisbi-Qaran Oo Isla Qaatay In Sanad Iyo Afar Bilood Loo Kordhiyo Madaxwayne Siilaanyo
May 8, 2015 - Written by Editor:Hargeysa, (Wajaalenews) Madaxda saddexda xisbi-qaran ee Somaliland UCID, Waddani Iyo Kulmiye ayaa Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Gaal ka ogolaaday in mudo-xileedka Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa C/raxmaan Saylici oo ku eeg 26-ka June 2015 loo kordhiyo sanad iyo afar bilood. Go’aankan ay guddoomiyaha guurtida iyo saddexda xisbi isla gaadheen maanta galinkii hore ayaa waxa la filayaa in Golaha Guurtidu ansixiyo marka la horkeeno fadhigoodaa barri Sabtida. Related posts:Hoos U dhaca Qiimaha Shidaalka Iyo Arxan La.aanta Shirkadaha Korontada Ee Bulshada+ Moganaanta ... Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyay Garyaqaan Axmed Maxamed Bookh Oo Kamid Ah Dhalinyarada Gobolka Gabi... Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay In Ay Dalka Itoobiya Kulan Kula Yeesheen Madaxwaynaha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|