Waxxa wax aad loola yaaabo ah in ay maaalinba maaalinta ka danbaysa Xukuuumadda Siiilaanyo ay Wasiiirradeedu ku kacayyaan soo saaarista AMARRO KU LIDDI AH (oo ka soo hor-jeeeda) DISTOORKA QARANKA S/LAAND.
Waxxaynnu ognahay in uu XISBIGA WADDANI ku baaaqay Muddaaaharaad selmiya in uu ka qaban dooono dalka S/laand oo dhan (gobol & Degmoba), si uu diiiditaan ugu muuujiyyo in aanu raaalli ka ahayn MUDDO-KORDHIN dheeeraad ah oo loo sameeeyyo Xukuuumadda Siiilaanyo ee uu gabbalkeedu sii dhacayyo, oo dooonaysa in loo sii kordhiyyo in ka badan muddadii ay hore u go’aaamisay Guddida Dooorashooyyinka. Dowladdu waxxay run ahaaantii ka warwareegeysa kana baqaysaa in ay dooorasho xor ah oo xalaaal ahi dalka
ka dhacdo, iyaga oo og in ay ku guuul-darraysanayyaan.
Xisbiga Waddani wuxxuu muddaaaharaadka uu ka qaban dooono dalka qoraal ahaaan ugu gudbiyyey WASAAARADDA ARRIMAHHA GUDAHHA. Haddaba waxxa ayaaan-darro ah in uu Wasiirka Daaakhiliga ee Dowladda Siiilaanyo Md. CALI WARAN-CADDE uu si cad oo badheedh ah u diiidey in uu muddaaaharaad kaasi dalka ka dhaco. Sababta oo ah ma rabo in Dowladdiisa lagu dhaleeceeeyyo muddaaharaad kaas.
Go’aan kaas uu Wasiir Waran-Cadde ku dhawaaaqay waa mid baaal-marsan kuna liddi ah Distoorka Qaranka S/laand ee aynnu u qorannay in aynnu isku xukunno. Haddii aan arrintan aad ugu soo dhowaaado: ‘Muxuu Distoor keeennu marka ugu horraysa ka qabaa XUQUUUQDA MUWAAADDINKA reeer S/laand? Muxuuse ka qabaa shiccibku in uu muddaaharaaado?
Distoorka Qaranka S/laand, Qaybtiisa Saddexaad waxxay qeeexaysaa: XUQUUUQDA MUWAAADDINKA & XORRIYAADKA AASAASIGA AH. Qodobka 32-aadna wuxxuu sheegayyaa:
* Xorriyadda Muddaaaharaadka.
* Cabbiritaanka ra’yiga.
* Xorriyadda Saxaaafadda & War-baaahinta kale.
Qodobka 27-aadna wuxxuu sheegayyaa Xuquuuqda uu leeyyahay qofka muwaaaddinka ah ee laga xayyuuubiyyo (ama laga duuudsiyo) Xorriyaddiisa.
Sidaas awgeedna Dowladda Siiilaanyo ma cabbudhin karto Cabbiritaanka ra’yiga dadweynahha & muddaaharaadka selmiga ah ee uu Distoor keenna S/laand u oggol yahay shacbigeenna. Mana aha in ay mas’uuliyiiinta Dowladdu ku kacaan in ay xukkunka dalka af-duuubaan oo ay marka ay dooonaan SHARCIGA KA TALLAABSADAAN, si sharci-darro ahna u adeegsadaan awooodda xilalka loo igmaday ee ay ummadda u hayyaan.
Ugu danbayntiina waxxaanu u canbaaraynaynnaa Wasiirka Arrimahha Gudahha Md. Cali Waran-cadde. Waxxaannuna ugu baaqaynnaa in uu ka waaantoobo JEBINTA SHURUUUCDA DALKA, oo uu ku dhaqmo Distoorka inoo yaaalla ee aynnu u qorannay in aynnu isku xukunno………Mahadsanidin.
DHAMMAAD.