|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Fadhiisimada Ciidamada Qaranka Ee Taleex Iyo Kormeerka Wasiirka Biyaha somaliland
May 6, 2015 - Written by Editor:TALEEX(Wajaalenews) Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Kormeer ku soo maray Fadhiisimada Ciidamada qaranka ee Magaalada Taleex ee Gobolka Xaysimo. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|