DAAWO; Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay, Arrimaha Doorashada Kana Digay Muddo Kordhin Siyaasadaysan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay, Arrimaha Doorashada Kana Digay Muddo Kordhin Siyaasadaysan
May 3, 2015 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews) Xoghayaha warfaafinta Xisbiga Waddani Boobe Yuusuf Ducaale Oo Magaalada Hargeysa kula hadlay saxaafadda ayaa Sheegay in Komishanka doorashadu waajib u leeyahay arrimaha doorashada iyo muddayntooda.

 

https://youtu.be/5_RKg6rIny0

COMMENTS
LINKS