|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xisbiga Waddani Oo Qaadacay Mawqifka Hogaamiyeyaasha Xisbiyada
May 9, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) -Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaaahi (Cirro), ayaa dhankiisa ka Hadlay Kulankii Maanta Saddexda Xisbi ugu Ballansanaayeen xarunta Golaha Guurtida, isla-markaana la filayey in xukuumadda loogu sameeyo muddo-kordhin lagu wada Qanacsan yahay, waxana uu deedafeeyey inaanu wax heshiis ahi dhicin. https://youtu.be/oXNcFJ2Braw COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|