|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Tartanka Oohinta Carruurta Dalka Japan Ee Naki Zuma Kaas Oo Ilmaha Ugu Jaqaaq Laynta Dheeraada Abaal Marin Lacageed Waalidkii La Siiyo
May 11, 2015 - Written by Wariye:Yokohama, (Wajaalenews):- Waxa dalka Japan sanad walba lagu qabtaa, bandhig dhaqameed 400 sanadood ee ugu danbeeyay laga qaban jiray, kaas oo lagu magacaabo, Naki Zuma ahna mid carruurta lagu tartansiiyo oohinta iyo qayladooda. Tartankan oo ka dhaca ama lagu qabto, macbadka Kamitori ee magaalada Yokohama, waxa carruurta ka oohiya niman xoog waaweyn oo legdinta ciyaara, kuwaas oo argagax ku rida ilmaha si oohin uu u sameeyo, waxa ilmaha ku guulaysta waalidkii la siiyaa abaal marin lacageed oo dhan boqol iyo sideed dollar $108, waxaana aalaba xuskan la qabtaa, maalinta carruurta reer Japan. https://youtu.be/BLbPjf37VIM Hargeisa office Related posts:Siyaasi Cali Canter oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Bulshada Kala Qaybinayo, Soona Bandh... Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Mudo Ugu Maqna Dalka Uk Iyo Hankiisa Musharaxnimo ... Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Ee Gobolka Maroodi-jeex oo Shaqadii Qareennimo Ka Hakiyey Saddex Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|