HARGAYSA(Wajaalenews) Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Xubno ka Mid ah Golaha Wasiirada ayaa Maanta Booqday Wershada Bacaha Samaysa iyagoo ka duulaya Go’aankii Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ku Mamnuucay Isticimaalka Bacaha.