|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madax Dhaqameedka, Waxgaradka Magaalada Hargaysa Oo Madaxwayanaha jsl Ugu Baaq in Xoriyadiisa loo Soo celiyo muwaadin Sharci Daro 14 bilood Ugu Xidhan jeelka Hargaysa.
May 6, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Waxgaradka madaxdhaqameedka iyo ehelada muwaadin cumar xasan cumar sheekh muuse ducaale ayaa madaxwayanaha somaliland ugu baaqay in xoriyadiisa loo soo celiyo islamarkaa wixii uu danbi galay ay beeshu dusha ku qaadanayso muwaadinkan ayaa loo haystaa faldanbiyeed dalka ka baxsan iyadoo gabi ahaanba loo diiday in ay buuqdaan eheladiisa mudadaa uu xidhnaa oo hada maraysa 14bilood, waxaana halkaasi ka hadlay salaadiyiin cuqaal iyo odoyaal kale. https://youtu.be/bQd8fn4cWDA Related posts:Xisbiga waddani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eeday Uga Timid Xisbi Xaakimka Kulmiye Iyo Fariinta Ay Ud... DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Aqbalay Musharixiinta Cabdirashiid Haybe Iyo Sangub Oo Ka Sharaxan Golaha Dee... Waftigii Madaxwaynaha Jsl Hogaaminayo Oo Caawa Ka Anbabaxay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Itoobi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|