|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland Oo Qisaas Ku Fulisay Lix Nin Oo Dil Loo Hayay iyo Kii Todobaad Oo Nasiibku Badbaadiyay
April 13, 2015 - Written by Editor:Waxaana Arintan Warbaahinta Uga Warbixiyey Una Cadeyey Afhayeen U Hadlay Wasaarada Cadaalada Oo Iyadu Hormuud Ka Ahyed Qisaastii Lagu Fuliyey Mandheera(Wajaalenews) :- Xukuumada Somaliland Ayaa Saaka Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Lix Nin Oo Hore Ugu Xukunaa Dil, Halka Kii Todobaad Nasiibku Ka Bad Baadiyey Lixdan Gacan Ku Dhiigle Ayaa Waxaa Ay Saaka Qiisastoodu Ka Dhacdey Maagalada Mandheera Oo Dhinca Bari Kaga Beegan Caasimada Somaliland Ee Hargeysa . Goobta Ay Ka Dhaceysay Qiisastan Lagu Fulinaayey Gacan Ku Dhiiglayaashan Dilka Geystay Ayaa Waxaa Ka Qeyb Galay Ciidamo Ka Kala Tirsan Sadexda Ciidan Qaran Ee Somaliland Oo Ay Hor Kacayaan Ciidanka Asluubtu Sidoo Kale Waxaa Iyaguna Goob Joog Ka Ahaa Goobta Uu Dilku Ka Dhacey Sarakiil Ka Socotey Wasaarada Cadaalada ,Xeer Ilaalinta Qaranka Somaliland ,Dhakhaatiir La Socoday Xaalada Caafimaad Ee Dadka Lagu Fuliyay Qisaasta Waxaana Arintan Warbaahinta Uga Warbixiyey Una Cadeyey Afhayeen U Hadlay Wasaarada Cadaalada Oo Iyadu Hormuud Ka Ahyed Qisaastii Lagu Fuliyey Eedesanaayshan Dilka Lagu Xukumay
Sidoo Waxaa Xusid Mudned In Gacan Ku Dhiiglayaashan Dilka Lagu Filanayey Ay Tiradoodu Aheyd 7 (Todobada ) Qof Balse Ninkii Tobaad Oo Ah Nin Hore Dil Uga Geystay Gobalka Gabilay Isaga Oo Tiirkii Qisaasta Ku Xidhan Ayaa Laga Furey Tiirkii Qisaastu Ka Dhaceysay Ka Dib Markii Ay Heshiiyeen Labadii Reer Ee Dilku Dhex Maray Lixda Qof Ee Saaka Xukuumada Somaliland Ku Filisay Dilka Toogashada Ah Ayaa Waxaa Ka Mid Ahaa
Arintan Ayaa Waxaa Ay Noqoneysaa Markii Ugu Horeysay Ee Dil Toogasho Oo Noocan Oo Kale Ah Ay Sameyso Xukuumada Talada Heysa. Related posts:Prof. Axmed Ismaacil Samatar Oo Daboolka ka Qaaday Inay Somaliland Haatan u Baahan tahay Inay Dajiso... Hay’adda Qurba joogga Somaliland oo ka Qaybgashay Kulanka 59aad Ee Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaab... “Waxa Aan Si Adag Ucambaareynaa Falka Waxashnimada Ah Ee Loo Geystay Marxuumad Hinda Cumar, Oo Ugub ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|