DAAWO;Shirweynaha Dib u habaynta dhulka oo ka furmaymagaalada burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Shirweynaha Dib u habaynta dhulka oo ka furmaymagaalada burco
April 20, 2015 - Written by Editor:

Burco(Wajaalenews) Magaalada Burco waxaa ka furmay shirweyne balaadhan oo ay Somaliland kaga tashanayso maaraynta iyo dib u habaynta dhulka, waxaana ka qayb gelaya boqolaal ruux oo isugu jira wasiiro, xildhibaano, badhasaabada lixda Gobol ee waaweyn, madax dhaqameed, aqoonyahano, culima’udiin iyo dadweyne kale oo lagu casuumay, waxaana qabanqaabada shirkaasi qabatay Akademiga nabada iyo Hrumarinta S/Land.

COMMENTS
LINKS