|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Safiirka Wareega JSL Md Kayse Maxamed Cabdilaahi Oo Maanta Magaalada Hargeisa Lagu Soo Dhaweeyay
April 5, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Safiirka wareega ee JSL Md Kayse Maxamed cabdilaahi oo ka mid ahaa cududii ka dambaysay aqoonsigii ay Cardiff iyo Shiffield siiyeen Madaxbanaanida JSl oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey Caasimadda somaliland, waxaana soo dhoweynta Safiirka ka qayb qaatay Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Wasiir kuxigeenka wasaaradda Qorshaynta Qaranka, Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha warfaafinta iyo Xanaanada Xoolaha iyo mas’uuliyiin kale oo ay wehelinayeen dadweyne faro badan. Related posts:Go’aammo Xasaasiya Oo Kasoo Baxay Shirkii Ay Yeesheen Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland. Iy... Wasiirka Arimaha Dibada Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Sababta Uu Uga Haddhay Wafdigii Madaxweynah... Shirkada Dhaweeye oo Ku Guuleysatay Tartan Loo Qabtay Hal-Abuurka Ganacsiga Horumarka Sameeyey,+Oo K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|