|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Maanta Hargeysa Si Weyn Loogu Dhaweeyey
April 29, 2015 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews)-Soo dhaweyntii ugu heerka sarraysay, ayaa Maanta Garoonka Cigaal International Airport loogu sameeyey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa Dalal ku yaalla Waqooyiga Amerika. Mudane Saylici, ayaa safar Muddo bil kabadan qaatay ugu maqnaa Dalal ku yaalla Koonfurta Maraykanka, waxana uu warbixin ka Bixiyey Kulamo uu la qaatay Jaaliyaddii Reer Somaliland ee ku sugnaa Dalalkii uu Booqashada ku tegay. https://youtu.be/UK1UfFcFhv4 Related posts:DAAWO; Waddani Oo Booqday Wasiirka Hawlaha Guud Oo Xaalad Cafimaad U Jiifa Dhakhtar Iyo fariinta Ay... Daawo: Xildhibaan Xaamud Oo Madaxwaynaha Ugu Baaqay In Uu Ka Noqdo Heshiiskii Saldhiga Milateri Daawo:26 Ruux Oo Soomali ah Oo Ku Dhintay Xeebaha Dalka Yemen Ka Dib Madfac Haleelay Doon ay Saarnaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|