DAAWO: Ducada Madaxweynaha Somaliland Ee Roob doonta iyo Dhibicda Roobka oo soo daadatay‏ | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Ducada Madaxweynaha Somaliland Ee Roob doonta iyo Dhibicda Roobka oo soo daadatay‏
April 24, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxweynaha JSL oo maanta salaadii jimcaha dadweynaha kula tukaday Caasimada Hargaysa ayaa si dheer ugu duceeyey dalka duunyada  iyo dadweynaha Somaliland oo ay haysatay xaalad roob yaraan ah, iyadoo ilaahay mahaddii ay dhibixda roobku ku soo daadatay caasimada ka hor intii aan salaadaasi laga bixin dhibicdaas oo Madaxweynaha laftiisu isu dhigay oo ay ku dul da’day.

COMMENTS
LINKS