|
|||||
WAJAALE NEWS
Xog.Culus:Yaa Dalbaday $ 500,000 Dollar Ee uu Xilka ku Waayay Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe?
March 20, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews):-Warar Wargeyska Yool ka helay ilo-wareedyo rasmi ah, ayaa lagu sheegay in asbaabihii xilka looga qaaday Guddoomiyihii hore ee Baanka Somaliland Md. Axmed Diriir uu kow ka ahaa dalab-lacageed oo Guddoomiyuhu iska hortaagay Wasiirka Duulista Maxamuud Xaashi, kadib guddoomiyaha baankamarkii sharciyadeedu noqotay mid aan waafaqsanayn qawaaniinta Lacag dalbashada ee Masuuliyiinta dawladda. Related posts:Burbur Iyo Dayactir La,aan Baahsan Oo Ka Muuqata Wadada U Dhaxaysa Caasimada Hargaysa Ilaa Abdaal+Wa... Dablay Hubaysan Oo Caawa Magaalada Laascanood Ku Dilay Marxuum Cabdifataax Cabdilaahi (Hadraawi). Wasaaradda Shaqo Gelinta JSL oo Furtay Kulan Lagu Dardargalinayo Shaqo Abuurka dhalinyarada Somalila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|