Heshiis malgashi ooN Dabar Xeer Lahayn Shirkado Lala Galo.
Waxa mudooyinkan xowli u kordhayaa iibka iyo wareejita hantidii qaranka oo ka bilabantay dhulkii guryihii iskarabkii dakadii macdantii shidalkii iyo wasarado shaqadii ay dadka iyo qarankaba u hayeen lagu wareejiyay ganacsato sida wasarada hawlaha guud imika dad shiciba Ku wareejisay shaqadii wasaradu qaranka u haysay iyadoo wasiirkuna sheer Ku leeyahay iyadoo meesha ka baxday hayadii qaranka uga masuulka ahad kuwalatiga kantarolka iya doo shaqadii ay haysay lagu wareejiyay ganacsato waliba xarun ka dhigtay dakadii qaranka kuna qaadaya lacag babuurta Ku soo rogeen waxa ayan daro ah in shicib shicib lacag kaga gurto shaadh dawladeed wasiirka hawlaha guud wasiirka ugu musuqmasuqa badan ee xarashay darihii dawlada liisamadina shirkad Ku wareejiyay wadooyinkina wasiir kale Ku wareejiyay imikana gadiidkii shirkad kale Ku wareejiyay
shirkadahaasi oo dhan wax buu Ku leeyahay marka isaga meeshu wasarad uma aha ee wuxuu ka dhigtay shirkad uu Ku ganacsado wax shaqo ah na qaranka uma hayo ee waxa uu xisab sadaa lacagta iibka dhulka daraha liisamada iyo tan imika uu dakada dhigtay oo sharkadaysan waxa uu xafiiskii umada uu ugu shaqaylaha ka dhigatay xafiis uu Ku ganacsado wasiirku hawlaha guud hadaba yaa lagala hadlaya dhibatadan ay qaranka Ku hayan wasiiradan uu ka mid yahay c risaaq khaliif ama yaa a wood ule inuu talabo ka qaado waxaa le oo umadu codkoodii iyo karamadoodii siiyen madax wayne siiranyo waxayna ugu talagalan inuu u soo xulo wasiiro karti iyo dacadnimo iyo aqoon ugu shaqeeya si dalku horumar ugu talabsado lakiin madax Wayne tasi may dhicin ee waxad keentay wasiiro xafanku ah shara iga iyo malgashiga boobka hantida iyo khayradka dalka Ina wasiirkasta wasaradiisa ama hantida uu masuulkayahay Ku wareejiyo shirkad ganacsi oo uu sheer shaqsiya galo dadkana u sheego in shirkad heblaayo ayan halka Ku wareejinay iyadana malgalinaysa wasiirka macdantu shirkado ayuu Ku wareejiyay macdantii wasiirka hawlaha guud shirkad ayuu Ku warejiyay wasaradii uu joogay wasiirka duulistu shirkad ayuu Ku wareejiyay madaradii wasiirka warshaduhu iskaraabkii warshadaha shirkadbuu Ku wareejiyay wasiirkii arimaha dabadu aqoonsi radintii wuxuu Ku badalay shirkado iyo malgashi raadin aan xeer iyo sharcin toona lahan wayo ilaa xeerkii bananka La ansixiyo oo xeer malgashiga LA sameeyo golayaasha qaranku ka doodan kaloo xukumadu balmartay qodob distoriya oo odhanaya hadii xukumada heshiis calamiya shirkad LA gasho waa in barlamanka loo gudbiyaa si ay u eegan inuu dalka iyo dadkaba anfacayo.
hadaba waxa madax waynuhu labada gole ka sheegay in dakada shirkad malgalisa lagu warejin nayo rayi ahan anugu waxan qabaa in arintaa lag a fiirsado oo talo inaa ka badan lag a yeesho in xeerkii malgaashiga La sameeyo in goobaha qaranka mihiimka u ah wareejinteeda laga fiirsado in aad xakamayso talabada wasiiradadu Ku mamulayan xilka ad umada. ugu dhiibtay inan lagu tagrifalin hantida qaranka inad hoos u eegto xalufinta hantida iyo khayradka dalka oo madax Wayne masuul umada uga tahay adigu