Madaxwayne Dalku u ma Baahna Malgashi Aan Sharci Iyo Xeer Midna Loo Samay Wana Khiyamo Qaran;Qalinkii Madhiin Tube, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Dalku u ma Baahna Malgashi Aan Sharci Iyo Xeer Midna Loo Samay Wana Khiyamo Qaran;Qalinkii Madhiin Tube,
March 31, 2015 - Written by Editor:

Heshiis malgashi ooN Dabar Xeer Lahayn Shirkado Lala Galo.

Waxa mudooyinkan xowli u kordhayaa iibka iyo wareejita hantidii qaranka oo ka bilabantay dhulkii guryihii iskarabkii dakadii  macdantii shidalkii iyo wasarado shaqadii ay dadka iyo qarankaba u hayeen lagu wareejiyay ganacsato sida wasarada hawlaha guud imika dad shiciba Ku wareejisay shaqadii wasaradu qaranka u haysay iyadoo wasiirkuna sheer Ku  leeyahay iyadoo meesha ka baxday hayadii qaranka uga masuulka ahad kuwalatiga kantarolka iya doo shaqadii ay haysay lagu wareejiyay ganacsato waliba xarun ka dhigtay dakadii qaranka kuna qaadaya lacag  babuurta Ku soo rogeen waxa ayan daro ah in shicib shicib lacag kaga gurto shaadh dawladeed wasiirka hawlaha guud wasiirka ugu musuqmasuqa badan ee xarashay darihii dawlada liisamadina shirkad Ku wareejiyay wadooyinkina wasiir kale Ku wareejiyay imikana gadiidkii shirkad kale Ku wareejiyay

shirkadahaasi oo dhan wax buu Ku leeyahay marka isaga meeshu wasarad uma aha ee wuxuu ka dhigtay shirkad uu Ku ganacsado wax shaqo ah na qaranka uma hayo ee waxa uu xisab sadaa lacagta iibka dhulka daraha liisamada iyo tan imika uu dakada dhigtay oo sharkadaysan waxa uu xafiiskii umada uu ugu shaqaylaha ka dhigatay xafiis uu Ku ganacsado wasiirku hawlaha guud hadaba yaa lagala hadlaya dhibatadan ay qaranka Ku hayan wasiiradan uu ka mid yahay c risaaq khaliif  ama yaa a wood ule inuu talabo ka qaado waxaa le oo umadu codkoodii iyo karamadoodii siiyen madax wayne siiranyo  waxayna ugu talagalan inuu u soo xulo wasiiro karti iyo dacadnimo iyo aqoon ugu shaqeeya si dalku horumar ugu talabsado lakiin madax Wayne tasi may dhicin ee waxad keentay wasiiro xafanku ah shara iga iyo malgashiga  boobka hantida iyo khayradka  dalka Ina wasiirkasta wasaradiisa ama hantida uu masuulkayahay Ku wareejiyo shirkad ganacsi oo uu sheer shaqsiya galo dadkana u sheego in shirkad heblaayo ayan halka Ku wareejinay  iyadana malgalinaysa  wasiirka macdantu shirkado ayuu Ku wareejiyay macdantii wasiirka hawlaha guud shirkad ayuu Ku warejiyay  wasaradii uu joogay wasiirka duulistu shirkad ayuu Ku wareejiyay madaradii  wasiirka warshaduhu iskaraabkii warshadaha shirkadbuu Ku wareejiyay  wasiirkii arimaha dabadu aqoonsi radintii wuxuu Ku badalay shirkado iyo malgashi raadin aan xeer iyo sharcin toona lahan wayo ilaa xeerkii bananka La ansixiyo oo xeer malgashiga LA sameeyo golayaasha qaranku ka doodan  kaloo xukumadu balmartay qodob distoriya oo odhanaya hadii xukumada heshiis calamiya shirkad LA gasho waa in barlamanka loo gudbiyaa  si ay u eegan inuu dalka iyo dadkaba anfacayo.

madhiin tube

hadaba waxa madax waynuhu labada gole ka sheegay in dakada shirkad malgalisa lagu warejin nayo rayi ahan anugu waxan qabaa in arintaa lag a fiirsado oo talo inaa ka badan lag a yeesho  in xeerkii malgaashiga La sameeyo in goobaha  qaranka mihiimka u ah wareejinteeda laga fiirsado in aad xakamayso talabada wasiiradadu Ku mamulayan xilka ad umada. ugu dhiibtay inan lagu tagrifalin hantida qaranka inad hoos u eegto xalufinta hantida iyo khayradka dalka oo madax Wayne masuul umada uga tahay adigu

 

COMMENTS
LINKS