Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe
General Maxamed Xasan Jidhif
Xildhibaan Xasan Cawaale
Xildhibaan Bashiir Xuseen Tukaale
Lataliyaha Maayirka Caasimada Hodan Axmed Cabdilaahi
Xaliimo mooge
Aamina AW Jaamac Muumin
Axmed Xaaji Cabdilaahi Xamarji
Faysal Cumar Madar
Dhamaan Masuuliyiintani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udiray Boobe Yuusuf Ducaale Geerida Ku Timid Inankiisii Diiriye C/raxman Yuusuf.waxayna Alle uga baryayaa marxuumka inuu u naxariisto dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo.
Aamin Aamin Aamin