WAJAALE NEWS

Dhalinta Maanta Dalkeena Ma Dhalan dhoolka Tahriibka Ayaa U Miciina;’ Qalinkii Sacad Faysal

Bismilahi alraxmani alraxiim

Ugu horayn anigoo ah muwaadin reer somaliland magacisuna yahay

sacad faisal kamil jecelna horumarka iyo kor uqaadista umada reer somaliland

Ayaan waxaan jeclaystay inaan la wadaago fikirkayga si xor ah umada dalkan.

Dalka waxaa dhisa umad wada jirta oo rabta hadaf isku mid ah doonasana inay gaadho ,

Hadafkaas iyadoo iskaashanasa xoogeeda iyo maskaxdeedaba taasoo saldhig ay utahay bulshada lafteedu heerkeeda kala duwan .

Hadaba maanta dalkeena somaliland waa halkee mesha ay ka taagan tahay horumar la,aanta baahsan ee dhinacyada arimaha dhaqaalaha shaqo laanta tahriibka

Dhalinyarada budhcad telefoonka , fursadaha ganacsiga kooban , tayo laanta meceeshada iyo daawooyinka , dabaqadaha kala sareeya ee nolosha umada iyo waxyaabo kale oo faro badan oo jira qof kastaana ogyahay islamarkaana masuul uu kayahay muwaadin kasta oo somaliland ah .

Sikastaba ha ahaatee ma ladareensan yahay in xalinta khilaafyada jira ee siyaasadeed ,

Xal unoqon karto dhalinyarada dalka oo fursad loo siiyo inay uga faa ideeyan dalkooda aqoontooda ay walidku ku tabceen mudo ka badan 20 sano , xoogooda iyo caqligoogaba. Wuu mid tayo leh uu uga faidayn karo naftiisa qoyskiisa iyo dalkiisaba

Su aashu waxay tahay fursad ma uheli karaa taasi ? Haduu u helo wax makabadali kari dhibaatooyinka baahsan ee jira? mana kabadbaadi karaa cudurka dabargo a dhalinyarada somalailand ee TAHRIIBTA?

JAWAABTU MUWAADIN WAA HAA HAA HAA

hadaba muwaadininimadu ma aha afka balse waa afka iyo ficilka iyo faaidada mustaqbalka oo lawadaago.

Ugu danbayn waxaan diyaar u ahay iann kala shaqeeyo dalkayga sidii ay ujeclaan lahayeen umadiisu , laxajeclona uga yeelanlahayeen dalkooda taasina waxaan kaga

Qaybqaataa had iyo goor wacyigalin baahsan oo tahriibka kalantalisa dhalinta

Ku dhiiri galisa waxbarashada, waxaan ku dadaala sidii ay dhalinyarada somalailand ula mid noqonlahayeen dhalinyarta ku tartanta dunidan wax qabad iyo horumar ugana bixi lahaayeen gumaysiga maskaxaha ee wadmada qalaad taasoo

Aan kala kulmo carqalado badan ahdana iguma keento niyad jab ee waxan ka helaa dhiiri galin hadaba maahmaahdii soomaliyeed waxay ahayd farkaliyi fool madhaqdo e

Waxaanu ubaahanahay dhalinyarta ila qabta fikirkan ama aan ka simanahay inay igula soo biiran UNUGU WACYIGALINTA IYO BADBAADINTA UBAXA QARANKA SOMALILAND EE DHEXTAAL oo ay iga la shaqeeyan badbaadinta xooga dalkeena ooka damqadaan

Dhalinteena sida foosha xun ugu dhimanasa jidadka foosha xun ee afrka iyo badaha

Yurub uguna tabarucaan maal iyo maskax iyo xoogba

 

Qore sacad faisal kamil

Hargaisa somaliland

Sacadfaysal1@gmail.com

 

 

 

 

 

Exit mobile version