DAAWO: Masuuliyiinta Cusub Ee Wasaaradda Warshadaha Oo Maanta Xilkii Kala Wareegay Kuwii Hore | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Masuuliyiinta Cusub Ee Wasaaradda Warshadaha Oo Maanta Xilkii Kala Wareegay Kuwii Hore
March 5, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Wasiir ku xigeenka iyo agaasimaha guud ee wasaaradda wershadaha Somaliland oo dhowaan madaxweynuhu magacaabay ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilalkooda,waxaana wasiirkii dhawaan xilka iska casilay ee Abiib Diire Nuur uu xilkii ku wareejiyay wasiir ku-xigeenka cusub ee wasaaraddaasi loo soo magacaabay

xilwareejintii wasaarada warshadaha

 

COMMENTS
LINKS