Daawo Gabadh Xidhata Dhar Ka Samaysan Bir Si Ay Uga Badbaado Kufsi. OO Caalamka Ka yaabisay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Gabadh Xidhata Dhar Ka Samaysan Bir Si Ay Uga Badbaado Kufsi. OO Caalamka Ka yaabisay
March 13, 2015 - Written by Editor:

kubra
Hargeisa(W.N):Kubra Khademi, waa gabar u dhalatay dalka Afganistan, waxa ay gashataa marka ay banaanka u baxeyso dhar ka sameysan bir si ay uga bad-baado ragga hunguriyeeya iyada.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii gabadhan iyada oo afar jir ah la faraxumeeyay, sidaasna loogu tumay dharka birta ka sameysa si ay u ilaalsato macdanteeda.

Dhacdadan ayaa ka yaabisay caalamka, waxaana hadal haya warbaahinta caalamka.
HALKAN KA DAAWO GABADHAAS:

COMMENTS
LINKS