WAJAALE NEWS

Kalsooni Intee Le’eg Baa Bulshadu Ku Qabtaa In Komishanka Doorashooyinku Qabtaan Doorasho?-W/Q: Cabdiqani M. Faarax

Kalsooni Intee Le’eg Baa Bulshadu Ku Qabtaa In Komishanka Doorashooyinku Qabtaan Doorasho, Maxaase Lagu Aamini Karaa Marka La Xasuusto Fadeexaddii Dhacday Kal-saddexaad?

Waxa aan halkan idinku xasuusin lahaa tallaabooyinka ay xukuumada madaxwayne Siilanyo   qaaday mudadii koobnayd ee uu xilka hayey. wax xusid mudan doorashooyinka galaha deegan ee uga horaysay ee ay qabtay xukuumada madaxwayne. {AXMED MAXAMUD SIILANYO} taas oo ay doldaloolo badani ka soo baxeen {BARI ILAA GALBEED } habada wax aan aad u xasuustaa caasimada HARGAYSA ee soomaaliland oo muran aad u badan ka dhashay doorshooyinkii galaha deeganka tasoo sababtay mudahaar watay. dhimasho iyo dhaawac murankaasi ka dhashay galaha deegan taas oo loo aananaayo maamulka hada talada gacanta ku haya taas oo sababtay in ay umada reer soomaaliland ay u arkeen in ay cadaalad daro baahsani ay ka soo baxay komishinka doorashooyinka qaranka. markii ay ku dhawaaqeen {25xildhibaan} oo ay xukuumadu markii danbana ay xukuumadu ay ku qasabtay in ay komashinka doorashooyinku ay ku noqdaan xildhibaanadii hore ay u soo saareen komashinku doorashooyinka soomaaliland ay dib uga noqdeen liiskii ay soo saareen taasi oo ay xukuumada xaga danbe ka riixaysay wax suurta gashay taladii madaxtooyada taaso maaxanaysay madaxtooyada wax dib u kale shaandheeyeen {25xidhibaan} oo ay ka reebeen {{2}} xildhibaan } oo ka soo kala baxay urur siyaasiyadii {dalsan RAYS } HALKAASI oo bulshada ku nool soomaaliland ay u arkeen cadaalada daro baahsan una arkeen xubinta luga soo badalay oo ahayd { xildhibaan cage yare} oo ay madaxwaynaha isku hayb yihiin murankaasi wuxu aha ceeb ka raacday xukuumada talada wadanka gacanta ku haysa TAAS OO KALIYA kumay koobnay dhibaatooyinka ay ku fashilmatay doorashadii galaha deegaanku wax jirtay gobalo badan oo ay xukuumada ka gaystay dhibaatooyin hore leha {BERBERA IYO SAYLACA } HADABA hadii aanu dib u milicsano gobalka saaxil ee berbera wax ay xukuumada ku fashilmtay talaabooyinkii ay ka dhex waday bulshada ku dhaqan gobalka saaxil taasa oo ay olaha baahsan ay uga jirtay marwada madaxwayaha soomaaliland marwada {AAMIN WARIS} HALKAASI oo ay doonay in ay moyer ku xigeen uga dhigto moyerihii hore ee galaha deegan {cabdale maxamed caran} halkaasi oo go.aanadii madaxtooyada ka soo maaxanaayay ay noqdeen hal bacaad luga lisay halkaasi oo ay xukuumada xadho hore leha ka qaaday ayaa wax ay bilaway:

 

MARKII ay u suurta gali wayday in uu noqdo moyer ku xigeen wiil ka soo jeeda beesha madaxwayaha {AXMED MAXAmed maxamud SIILANYO} AY wax dhacday in uu u soo MAGACAABO XOG HAYAHA DAWLADA HOOSE KAASI OO LUGA MAGACAABO SUhAYB wiilkan oo uu adeer u yahay axmed siilanyo} habada wax dhacay magaalada saylaca ay wax ka dhacday doorshadii galaha deegan taasi oo si sharaf iyo maamuus leha uga dhacday wax ku dhex habsatahay maamulka dawlada dhex ee axmed maxamuud siilanyo taaso ay ka dhex waday munaafiqad in ay maayarka ka dhigto nin ka soo jeeda saylaca oo beesha{ CIISE AHA } halka ay xildhibaanadu doonayeen inay ka dhigeen nin ka soo jeedad isla gobalka saylaca oo beesha{SABAROON AHA }habada wax ka bilaabay muran xoogan oo u dhexeeya galaha deeganka la doortay iyo dawlada dhex halkaasi oo cadka ay uga badnaayeey xildhibaanada }SABROON }WAXAY XUKUUMADA WEERER ADAG KU GAADAY GALAHA DEEGAN SAYLACA halkaasi oo uu ka dhex qarxay muran wata kacdoon iyo mudahaardo ka dhacay borma halkaas uu ay mudaharadadaasi is daba joog ahayeen kuwaasi oo sababay dhimisho iyo dhaawaca badan

 

Alla Mahad Leh

Qalinkii: Cabdiqani MAxamed Faarax

Cabdiqani_252@hotmail.com

Exit mobile version