WAJAALE NEWS

Hogaanka Xisbiga Wadani Isagoo Ah Hogaankii Sharci Dajinta Dalka Ayuu Ku Gafay Sharcigii Iyo Golihii uu Madaxda u Ahaa;Qalinkii madhiin,

Waxa malmahan laga hadlaye doorashadu in mudadeeda Ku dhacdo waxana hadal hayay asxaabta qaranka hadaba marka iswaydiino doorashadu   hadii ay wakhtigeeda Ku dhici waydo yaa iska le dabigeeda ama max a dhici kara anigu marka rayigayga cabiro danbigaa waxa iska le golaha uu hoganka ka yahay gud Ciro waxana sabab u ah in goluhu uu ka gaabiyay wajibkii qaranka u hayay oo ahay sharci dajin wajibkii qaran u hayan ayay Ku fashilman wax yabaha wakhtiga cunay muranka keenay holuhu wax a uu caado ka dhitay marks doorasho soo dhawato in lagudu galo samantii shuruucda doorashada isla markana uu bilabmo muran aan wakhti haysan wax a kale oo ay soo sareen sharci odhanaya labada doorasho mar qudha halawada qabto si culas kale u fuulo qaran iyo doorashada iyagoo ka dayaya in any kurasta ski fadhiyan marka komishanka iyo hayadaha Ku shaqadale culas Ku noqoto in mar lawada qabto deedna layidha suro galimayso ee kordhiya barlamanka ayaa halkaa cimri dharar ka radiyay oo yidhi waa in mar qudha meesha lag a wada baxaa ama LA inoo wada kodhiyo wax a kaloo sabab u ah murankii sharciga fasaxii gole shaqo qaran u taal hadaba bud Ciro oo ah hoganka golaha ka fikirayay sii fadhiga kurasta ama mudo kordhin golaha iyo xukumada ah miyay isaga LA xumatay takale ee iswaydiinta le sharciga dalka halkeey kaga talaa in LA dhiso dawlad wadag ah hadii doorasho dhici wayday ta labad marked leedahay xukumada iyo golaha ad hoganka u ta hay halakala diro dalku ma wuxuu Ku dhacayaa dawlad LA aan iyo fawdo gudoomiye hadalkii ka soo yeedhay umada fajac ayuu Ku riday waayo adiga ayaa laba jeer laguu kordhiye oo imika gudoomiye Ku ah marka adigu inad mudo kordhin ka hadasho ama Ku cid Ku dhaliisho may qurux badnan cida kaliya ee ka hadli karta waa xisbiga ucid oo meelna ka soo galan dhaliisha Ku gadaman doorashada wax an leeyayahay waa ayan daro qarankan Ku dhacday in mar walba dalku galo muran doorasho muran sharci mudo kordhin iyadoo aduunku inagu majerto dal u bisil dimuquradiyada iyo doorashooyinka in markasta sidan wax u dhacan waxaan soo jeedinlaha in talo qaran yeesho si marxaladan looga baxo hawshana loo daayo hayadaha Ku shaqada le wax a kale oon soo jeedin lahaa in komishanka qarankuna dar dar galiyo shaqada uu qaranka u hayo

Exit mobile version