DAAWO;Safiirka Talyaaniga oo Jaamacadda Hargaysa Ka Furay Kulan Lagaga hadlayo Nabadda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Safiirka Talyaaniga oo Jaamacadda Hargaysa Ka Furay Kulan Lagaga hadlayo Nabadda
February 1, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Safiirka Dawlada Talyaaniga u fadhiya dalalka Somaliland iyo Somalia oo fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi ayaa maanta Jaamacadda Hargaysa ka furay kulan lagaga hadlayo nabadda iyo xoojinteeda kaasoo socon doona muddo todobaad ah ayna soo qabanqaabisay Kuliyadda nabada iyo xallinta khilaafaadka ee jaamacadda hargaysa.

wasiirkakuxigeenka arimaha dibada iyo safiirka tal

 

 

 

COMMENTS
LINKS