DAAWO; Wasiirka Cadaalada Oo ka Hadlay Faa’iidada Bulshadu kala Kulanto Caruurta la Dhaqan Celiyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Cadaalada Oo ka Hadlay Faa’iidada Bulshadu kala Kulanto Caruurta la Dhaqan Celiyo
February 5, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Wasiirka cadaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka waramay faaiidada bulshada rayidka ahi ay kala kulmaan dhaliinyarada la dhaqan celiyo isaga oo dhanka kalena u mahad naqay dhaliinyaro sharciga khilaaftay oo markii labaad hawlgal nadaafadeed ka fuliyay cubitaalka guud ee magaalada Hargaysa.

COMMENTS
LINKS