|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo ; Fanaanka Caanka ah EE Maxamed BK OO Ku Haftay Heestiisii Nolosha CUSUB Kadib markii Fagaare loogu Tumay music live ah
February 7, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(W.N): Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid(BK) AYaa Codkiisii Halaasiaga ahaa sida ciirada amaba dhedada la waayay kadib markii goob fagaare ah si live ah loogu tumay muusikada maxamed bk ayaa sida ay u badan yihiin fanaaniintan casriga waxuu la qabsadey inuu ku heeso playback balse markan ayaa ahayd markii ugu horeysay ee la arko isagoo live u heesaya hadaba daawadayaal muuqaalkan hoose waxaad kaga bogan doontaan isbarbardhiga codka maxamed siciid bk markuu u heesayo si live ah iyo marka playbackaga ah isagoo isku hees qaadaya: Related posts:Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Ciidamada Jsl Oo Ku Ruqaansaday Deegaanka Boocame Iyo Hadal Kasoo ... DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Cabashada Kasoo Yeedhaysa Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada... DAAWO;-Tartanka Fardaha Oo Markii Ugu Horaysay Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa +Dhacdooyinkii Ku Ladh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|