|
|||||
WAJAALE NEWS
Ra’iisul Wasaare Somaliya Oo Marlabaad Ku Dhawaaqay Liiska Cusub Ee Golihiisa Wasiirada + Akhri Magacyada
January 27, 2015 - Written by Editor:RW Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay liiska golihiisa wasiiradda oo ka kooban 20 xubnood, wuxuuna ka reebay xildhibaannada iyo wasiiraddii hore. Halkan ka akhri Magacyada Wasiirrada
1;Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga 2; Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka Related posts:Daawo: Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Sheegay In Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Saami Ku Leeyahay Ha... DAAWO; Hargaysa Huteelka Cusub Ee Diamond Oo Xadhiga Laga Jaray Iyo Adeegyada Uu Bixin Doono!. Fanaanada Caanka Ah Ee Shamis Qarda Jeex Oo Si Dareen Leh Uga Hadashay Masiibadii Gubashada Suuqa Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|