WAJAALE NEWS

Qabyaalada uu Xisbiga wadani doonayo in uu kursiga ku hanto iyo argatida shacabka reer Somaliland kala durugsanaa?

Waxa aan halkan ka salaamaya shacbi waynaha reer Somaliland iyo saxaafada madax banaan iyo inta lexjecladu ka hayso wadanka,            

                                                 hadii aan u soo dego dulucda hadalkayg       27/01/2015

 

                                                   

Waxaan maanta qalinka u qaatay in aan ka hadlo waxyaabo saamayn togan ku yeeshay shabak iyo bulshawaynta somaaliland arikaas oo ah bahasha qabyaalada loo yaqaan taas oo uu mudooyinkan u danbeeyayba uu aad u soo gaasa bixiyay Xisbiga Wadani ee uu gadh wadeenka ka yahay C/raxmaan maxamed C/laahi Ciro iyada oo wadankeen sedex Xisbi qaran aynu wada ognahayna in aana qabyaalad iyo qaran meel lagu wada dhiqi Karin gaar ahaana ay kasoo koreen shacbi waynaha reer Somaliland ayaa waxa si aan daah saarnayn xisbiga wadani isla markiiba uu bulshada Somaliland ku bilaabay qayaalad iyo qayb qaybin reenimo taas oo la ogyahay waxa dadka dugsaad ay ka dhaxleen oo ilaa maanta ay meela la gaadhi layihiin tahay qabyaalada,hadaba waxa ay su,aashu tahay side wadan loogu aamini kara masiirka iyo qaranimadii ay dadku naftooda iyo maalkoodaba u soo hureen iyo nabada ay ku naaloonayaan   hogaanka Xisbiga wadani ee goorta wadankii ku fufiyay qabyaalada iyo reernimada iyada oo aanay nina ka qarsoonayn baaggarownka ama histerga C/raxmaan Ciro oo awoodi waayay maamulka lab iyo sideetan mudane ilaa hadan aan laga hayn hal Xeer oo aynu odhan karno wadanka iyo umadaba wax tar ayuu u leeyihiin aan laga hayn bal iskabadaaye in uu wax kusoo kordhyo e golihii wakiilada intaas oo garab u kala jebiyay qabiil iyo garabayshana ku kala kexeeyaya ma hanan kara qaranimada wadankan jawaabtu waa maya hadii aynu caqliga saliimka ah ka shaqaysiino, aqoon fiicana   way u leenahiin shacbku heerka ama cabirka miqyaas ee uu siyaasada ka taaganyahay iyo sidd uu kusoo galay masraxa siyaasada,hadii aa inyar halkaa ka iftiimiyo sogelidiisi siyaasada in uu faysal cali waraabe moosko kasoo kaxeeyay isga oo dawladii dhacday mushaharkeedii qaata oo u haysta in uu siyaad bare ka taliyo wadanka,waxa jirta hadaba in ay dadkeenu odhan jireen bahasha shinida layidhaa ee ilaa imika malabka samaynaysa waxa ay u haysata in uu nebi maxamed noolyahay(scw) waxa taa ka dhignaa hogaamiaya Xisbiga Wadani ee uu hogaanka ka yahay C/raxmaan ciro oo u haystay in uu wadanka siyaad bare haysto arinkaasina waxa uu iftiiminaya sifihii uu siyaasada waxa hadab wax layaabo ah dadka caqligooda geliyay wadabuu hogaamin doona waxa aan filaya in aanay habeena maskaxda kashaqaysiin dadkan iyo wadankuna maanta uma baahna qabyaalada iyo qoys qoys ee waxa ay u baahanyihiin hogaamiye isku wada umada reer somaaliland umana qalmaan in ay doortaan dad qabiilaysan oo ka ilbaxay qabiilka shakhsi cayga iyo waxa aan marna aan katalinayn maslaxada shacabka

 

 

 

 

Wabilaahi tawfiiq

 

Askarmire6@gmail.com

Exit mobile version