|
|||||
WAJAALE NEWS
Meydka gabadh la Dilay oo laga helay Dooxa Caabudla
January 14, 2015 - Written by Editor:Abaarso(Wajaalenews) Maydka Gabadh la Dilay ayaa shalay laga helay buundada Caabudla ee galbeedka tuulada Abaarso, waxaana Maydka Gabadhan soo qaaday Booliiska kadib markii lagu wargaliyey Meydka gabadhaasi. Dad goob joog ayaa sheegay in Maydka gabadhan ay ku yaaleen astaamo muujinaya in Tooray lagu Dilay, isla markaana ay ka muuqdeen dhaawacyo calculus. Lama hayo illaa hada cid dishay gabadhan sida ay goob joogayaashu sheegeen, hase yeeshee waxa jira raad iftiiminaya in loo hayo waalidka nin la tuhunsan yahay oo la sheegay inay Dacwadi ka dhaxaysay.
waaheenmedia Related posts:Ururuka Ardayda Somaliland Ee Dalka Masar Oo Xaflad Soo Dhawayn ah u Sameyey Wafti Wasiiro Ah Oo yim... DAAWO; Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Booqday Xarruntii BBC-da Ee Berbera La... Human Rights Watch Oo Sheegtay Inay Heshay Caddeymo Muujinaya In Ciidamada Eritea Ay "Dembiyo Dagaal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|