|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha JSL Axmed Silaanyo Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Qado Sharaf Ugu Sameeyey Wefti Balaadhan Oo ka Socda Golaha Deegaanka Sheffield City Council.
January 14, 2015 - Written by Editor:Madaxweynaha JSL Axmed Silaanyo Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Qado Sharaf Ugu Sameeyey Wefti Balaadhan Oo ka Socda Golaha Deegaanka Sheffield City Council. HARGEISA(Wajaalenews) Weftigaasi oo ka socda Xildhibaanadda golaha deegaanka Sheffield city council, oo dalka u yimid sidii ay xogolaal ugu noqon lahaayeen dalka Somaliland ee ay aqoonsadeen, weftigan oo uu hogaaminaayey mr. Macruuf oo ka mid ahaa golihii, qaranka Somaliland u muujiyey taageerada iyo inay shirkii golaha deegaanka Sheffield dhexdiisa kaga dhawaaqaan madaxbanaanida Somaliland. Waxaana kulankaasi ka hadlay Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed maxamed Silaanyo, Wasiirka Arrimaha dibeda Somaliland, maxamed biixi yoonis iyo Mr. Macruuf oo isagu hogaaminaayey weftigan
Related posts:Weriye Kayse Axmed Digaale Oo Ku Guulaystay Tartan Hay´adda CARITAS U Qabatay 25-Suxufi DAAWO SAWIRA... DAAWO ; Madax dhaqameedka Gobolada Awdal Iyo Salel Oo Ka Digay Dhibaatada Ka Dhalan Karta Saldhiga ... DAAWO;-Wasiiro & Maamulka Dawlada Hoose Oo Dhagax Dhigay Dugsi Waxbarasho Iyo Xarun Caafimaad Laga H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|