|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Jiidali oo Xukumadda Silaanyo lahjad adag kula hadlay.
January 20, 2015 - Written by Editor:Gudoomiyaha Oo ugu horayn ka hadlay marxalada dalku wakhtigan ku sugan.yahay Ayaa waxa uu sheegay inay dalka xukumadda siilaanyo duminayso” uuna xalkeedu ku soo ururay mashaariic ololoysan iyo mudo kordhin ay wadada u xaadhanayso, isaagoo sidoo kale sheegay inaanay xukumadda uu axmed siilaayo hogaaminayo doonayn inay doorasho dalka ka dhacdo, safarka uuu madaxwaynuhu ku marayo gobolada dalkana u ku tilmaamay mid aan micno buuran soo kordhinayn Gobol walboo uu marayana ay tabasho hortaalo sida buu yidhi tii ugu danbaysee suldaan wabar. Dadka tabashadooda waa in la dhagayso aragtidooda la qadariyo lala fadhiisto lala tashado balse xukumadani xalkeedu noqday inay ficilo qalooca kaga jawaabto tabashada caafimaadka qabta ee loo soo gudbiyo, Sidoo kale gudoomiyuhu waxa uu ka hadalay arinta warashadda Barbera waxanu yidhi waxayna ahayd in ay dhex ka noqoto arintaa xukumadu balse in ay cid gaara kooto ugu xidho waa waxa ay ku cebeysan tahay ma talan Barberi waxay ku shaqeysaa waa Laydh iyo Biyo intiiba markay Xukumaddu Dhex ka noqon waydey ee ay cid ay Gaara u siisey “koodhyihii yar yaraa ee ay dadku ku shaqaysanayeen Sacado ku xidheen, waxa kaliyee u hadhay waa inay dadka bukaanka ah eey faleenbadu ku socoto ka jarto arintaasina ma ogolin Reer Saxiil ma ogola Cawaaqib Xumadda ka dhalatana Xukumaddu iyadda ayaa ka masuula Gudoomiyihu waxa kale oo uu ka hadlay Hay’adda Odxa waxanu yidhi waa in ay xukumaddu faraha kala baxdo arintaah Odxa waa Hay’adda madax banana oo samafal ah, haddi ay xukumaddu ka dhex urineyso Faadumo Saciid waa shaqsi reer Somaliland una adeegta Danyarta Dhalinyarada cid walbana dalka iyo dadkaba uga lexjecelo badan mar walbana arimaha samo falka ka shaqaysa, haddii ay xisbi mucaarid ku jirto iyo haddii kaleba waa shaqsi kalsoonida shacabka boqolkiiba boqol haysata, waxaanan leeyahay xukumaddu siilaaanyo haddii ay faraha kala bixi waydo ceeb iyo ma hadho ayaa idinka raaci. Gudoomiyihu waxa uu ka hadalay qaraarkii ka soo baxay shirkii Igad ee ahaa adkeynta midnimadda iyo xududihii dalkii la isku ogan jirey Somaliya ee ay kaga jawaabtey aamusnaanta Xukumaddeenu taasina ay Qaranimada dawacayso. Ayna u sabab tahay xukumaddan siilaanyo ee dalka baabiinaysa. cabdirisaaq aadan <cabdi1433@gmail.com
Related posts:Guuddiga Sare Ee Fullinta Ee Odayaasha Jaalliyadda Oo Markii U Horaysay Si Rasmi Ah U Meel Mariyay A... Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Digay Dhul Gariir Ka Dhalan Kara Haddii Ay Xukuumaddu Xidh-xidho Siyaasiyii... DAAWO : Xoghaya Guud Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay In Uu Ka Dhex Qarxay Madaxwe... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|