DAAWO;Qaarkamida Waxgaradka Buuhoodle Oo Taageeray Wasiirka Caafimaadka, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Qaarkamida Waxgaradka Buuhoodle Oo Taageeray Wasiirka Caafimaadka,
January 25, 2015 - Written by Editor:

Buuhoodle(Wajaalenews);qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Bahda Caafimaadka ee Buuhoodle ayaa caddeeyey waxqabadka balaadhan ee ay wasaaradda caafimaadka JSL ka Fulisay Gobolada Buuhoodle iyo Sool, waxana ay taageereen Qorshayasha Wasiirka caafimaadka ee ku aaddan horumarinta xaaladda caafimaad ee dadweynaha Goboladaasi.

 

 

COMMENTS
LINKS