|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargeisa Oo Si Anshax Ka Baxsan Gacanta Ugula Tagay Wariye,
January 8, 2015 - Written by Editor:Hargeisa(wajaalenews)Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka Caasimada hargeisa ayaa si ka baxsan anshaxa mudanyaasha Ceebta ku ah xasaanadii ay lahaayen wuxu gacan ulatagay Wariye Mukhtaar oo xiligaa shaqadiisii gudanayay Hadaba xildhibaanka oo ah xildhibaan saleebaan dogox ayaa wali wax talaabo ah aanay ka qaadan laamaha gabnigu iyo Guud ahaan golaha deegaanka caasimada oo uu kow ka yahay maayir cabdiraxmaan soltelco golaha deegaanka caasimada ayaa waxay dadku ku xantaan kuwo aan inta badan xaaladoodu caadi ahayn, http://youtu.be/yq0n0ewUO9A Related posts:Madaxweynhii Hore Somaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Iyo Madaxweynihii Hore ee Puntland Faroole O... Agaasimaha Cusub Ee Cisbitaalka Qaaxada Ee Hargaysa Oo Si Rasmiya Xilkii Ugala Wareegay Agaasimihii ... Gaadhi Sida Raashin Dhacay Lagana Soo Celiyay Itoobiya Oo Mudo 45Cisho Ah Ku Xanibnaa Wajaale Oo Ogo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|