DAAWO; Ciidanka Qaranka oo Kacdoono Bulshada Masalaha ka Dib ku Wareejiyay 4 Garoon. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ciidanka Qaranka oo Kacdoono Bulshada Masalaha ka Dib ku Wareejiyay 4 Garoon.
January 25, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Ciidanka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah ugu Wareejiyay Odayaasha iyo Waxgaradka Xaafada Maslaha ee Magaalada Hargaysa afar Garoon oo kuwa Ciyaaraha ah iyo Xarun MCH kuwaas oo ay hore ugu deeqeen Ciidamada Qaranku.

COMMENTS
LINKS