Daawo: Barnaamij Xiiso badan oo Wariye Cabdisalaan Hereri uu siwayn ugu falanqeeyay taariikhdii Alle ha naxariistee Maxamed Axmed Kuluc. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Barnaamij Xiiso badan oo Wariye Cabdisalaan Hereri uu siwayn ugu falanqeeyay taariikhdii Alle ha naxariistee Maxamed Axmed Kuluc.
January 21, 2015 - Written by Editor:

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso badan oo Wariye Cabdisalaan Hereri uu siwayn ugu falanqeeyay taariikhdii Alle ha naxariistee Maxamed Axmed Kuluc.

BARNAAMIJ-cowke

Sidoo kalana waxaa Barnaamijka qayb ka ah Abwaan Dacar iyo Xasan Ganay oo ay ku eheliyaanFanaanada Caanka Ah Khadra Daahir Cige iyo Wariye Axmed Xasan Cowke

COMMENTS
LINKS