Daawo: Badhasaabka Gabiley oo Ka Deyriyay Amaanka Magaalada Tog-Wajaale iyo DHalinyaro Hubaysan oo SHalay La Wareegay Xarunta D/Hoose ee Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Badhasaabka Gabiley oo Ka Deyriyay Amaanka Magaalada Tog-Wajaale iyo DHalinyaro Hubaysan oo SHalay La Wareegay Xarunta D/Hoose ee Wajaale
January 29, 2015 - Written by Editor:

Mustafe Shiine
Gabiley(W.N): Badhasaabka Gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise(SHiine): ayaa maanta markii u horeysay ka hadlay xaalada amaanka magaalada tog-wajaale oo ay khalkhal galiyeen dhalinyaro sida uu sheegay budhadh ku hubaysan oo gacanta ay ugu jirto nabadgalyada magaalada wajaale badhasaabku waxuu balanqaaday inuu sida ugu dhakhso badan gacanta dawlada ugu soo celin doona amaanka magaalada tog-wajaale arkan oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo:

COMMENTS
LINKS