Daawo: Maayarka Gabiley oo Maanta soo DHaweeyey Wefdi Ganacsato turki ah oo Maalgashi u yimi somaliland oo uu Hogaaminayay Ganacsade GOOD | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Maayarka Gabiley oo Maanta soo DHaweeyey Wefdi Ganacsato turki ah oo Maalgashi u yimi somaliland oo uu Hogaaminayay Ganacsade GOOD
January 12, 2015 - Written by Editor:

 

IMG_3378

Gabiley(W.N): Maayarka Magaalada Gabiley SHucayb Maxamed Muuse ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay isla markaana si balaadhan u so dhaweeyay wefdi ka koobnaa ganacsato turki ah , ganacsatada turkiga ah ayaa waxaa gadhwadeen u ahaa oo hogaaminaya Ganacsade Good Cabdilaahi Cabdi Good oo ah mulkiilaha MACRADKA BAABUURTA EE GOOD:
Warkaasi oo faahaahsan halkan hoose ka daawo:

COMMENTS
LINKS