Maraakiib Waa weyn Ee Jiidhiif ah oo Xaalufin Ku Haya Biyaha Saylac Iyo kaluumaysatada Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay’ | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maraakiib Waa weyn Ee Jiidhiif ah oo Xaalufin Ku Haya Biyaha Saylac Iyo kaluumaysatada Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay’
December 9, 2014 - Written by Editor:

SAYLAC(Wajaalenews)Wararka aanu ka helayno kaluumaysatada kunool magaalada saylac ayaa waxay maalmihii udanbaysay biyaha saylac ku jira maraakiib waa weyn kuwaas oo laga leeyahay dalka masar

Midkamida kaluumaysatada deegaankaa ayaa noo sheegay in maraakiib si sharci daro ah uga kaluumaysanaya xaalufin ba ana ku haya bada somaliland

sawirka maraakibta xaalufinta bada

Kuwaas oo ka kalluumaysanayaa deegaanka ka caagan kalluumaysiga ee muwaadinku

Xaq u leeyahay inuu ka kalluumaysto

Qalabka ay maraakiibtani isticmaalayaan ayaa waxa ay yihiin shabaagta loo yaqaan indhayare oo xalufiyaa kheyraadka bada kana mamnuuc ah sharciga intaranational ka ah

Iyo ka soomaliland ba taas oo ah hantidii ay lahaayen shacabkan taagta taran oo si arxan daro ah Loogu tagri falaayo hadaba waxa maraakiibtaas ka wakiila shakhsiyaad

Dabada ku hayaa madaxtooyada waana aafo qaranka ku dhabar jab haddana wax laga qaban waa dhiibato ka soo kabasho lahayn 5 tan oo kaluuna marka ya soo saaran waxa ay qubaan 4 tan kaluunka ay doonayaan marka ka dhex guraan waxa ay dadiyaan waxa oo dhan kaa ay kala dhex baxayaana waxa laga heela bada somaliland oo khaliyaaa sidaa

Waxaa baaq u diraynaa

 

 

 

COMMENTS
LINKS