|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Madaxda Reer Qatar ugu Hambalyeeyey Maalinta Xorriyadooda
December 18, 2014 - Written by Editor:DHAMBAAL HAMBALYO MADAXWEYNE
Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Dalka Qatar, isaga oo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland meelkasta oo ay joogaanba, sanad guurada ka soo wareegtay Maalinta Qaranimada QATAR awgeed.
Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisan Hambalyada ah u dirayaa Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Hamad Althani iyo shacbiga Dalka Qatar oo ah Dal iyo dad aynu walaalo nahay oo ay inaga dhaxayso xidhiidh walaaltinimo oo soo jireen ah.
Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu Dawlda Alle uga baryayaa inuu sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo bash-bash barwaaqo iyo Rayn-rayn,
ALLAA MAHAD LEH
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul) Related posts:Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Kala Dirtay Shaqaalaha Soo Ururinta Xogta Kaamamka ... Madaxda Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Magaalada Nairobi Kulamo Kula Yeeshay Safiirada Dalalka Sweden I... Halkan KA DAAWO ;Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo Jawaab Adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Was... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|