|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbiga Ucid Ee Dalka Canada Oo Is Casilay.
December 15, 2014 - Written by Wariye:Canada(Wajaale News) Gudoomiye ku xigeenkii dalka Canada ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Cumar Mahdi Hussein ayaa sheegay inuu xilkii uu kahayay xisbigaasi iyo xubin nimadiiba uu iska casilay, sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyay , qaar kamida warbahinta waxaanu qoraalkaasi oo dhamaystirani uqornaa sidan:- Aniga oo ah Omar Mahdi Hussein waxaan halkan idiinku sheegayaa in aan xilkii aan ka hayey xisbiga ucid iska casilay oo ahaa,xubin Golaha dhexe , Golaha fulinta iyo Jagadii Gudoomiye ku Xigeenka dalka Canada ee Xisbiga ucid.iyo xubinimadii xisbiga ucid. Maanta oo ay tahay bisha December/14/2014 , Sababo la xidhiidha xisbiga islamarkaa aan go’aankan aan gaadhay WA BILLAAHI TAWFIIQ Omar Mahdi Hussein Edmonton,Alberta Canada Wajaale News COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|